Iska hor imaad Khasaaro geestay oo ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay Xaafada Kaawo Godey ee Degmada Dharkeenley, waxaana iska hor imaadkaasi ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in ciidamada dagaalamay oo u abaabulnaa qaab beeleed ayaa kawada tirsanaa Milatariga, waxa ayna ciidankan isku heestaan dhul … Continue reading Iska hor imaad Khasaaro geestay oo ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya